Yaannu Nahay

HowToUse HowToUse waa shirkad ku shaqaysa onlaynka oy fuliyaan shakhsiyaad khaas ah kuwaas oo tix-galiya dhamaan dumarka, ayadoon loo eegin meesha ay ku noolyihiin, inay helaan xal ilmo soo ridid amaan ah

Whoweare_illustration_01

Xageen Ka Shaqaynaa

Whowedo_illustration_01

HowToUse HTU waa hay’ad caalami ah- waxaan u taaganahay inaan siino dumarka xog iyo ilaha wax laga heli aduunka oo dhan. Waxaan Xaadirkan websaydkayaga loo turjumay 22 luuqadood, oy ku jiraan:

Xageen Ka Shaqaynaa

HowToUse HTU waa hay’ad caalami ah- waxaan u taaganahay inaan siino dumarka xog iyo ilaha wax laga heli aduunka oo dhan. Waxaan Xaadirkan websaydkayaga loo turjumay 22 luuqadood. Fadlan loocadee luqaadaha hoosta ku qoran ee aad adeqsankar tid: info@howtouseabortionpill.org

Wherewework_illustration_01

AFEEF:

Dadaal kasta la sameeyo si loo hubiyo in macluumaadka ku jira bogagga web site waa sax. Si kastaba ha ahaatee, waxa ku jira way isbadali waqti ka waqti iyo qorayaasha aqbali karo ma liability sax macluumaadka lagu soo bandhigay waqti kasta la siiyaa.

Disclaimer_illustration_01

References

Reference_illustration_01
  • Abortion Facts. National Abortion Federation;n.d.
  • Assorted Abortion Resources.Guttmacher; n.d.
  • Clinical Practice Handbook for Safe Abortion. Geneva: World Health Organization; 2014.
  • Creinin, M & Grossman D(2014). Medical Management of First-Trimester Abortion: 143(2):1-18.
  • The Abortion Pill: Medical Abortion with Mifepristone and Misoprostol. The Feminist Women’s Health Center; 2010.
  • Using the combination of Mifepristone and Misoprostol: All you need to know. safe2choose; 2015.
  • Using Misoprostol: All you need to know. safe2choose; 2015.
  • Vekemans, M(n.d.) First trimester abortion guidelines and protocols – Surgical and medical procedures. International Planned Parenthood Federation.
  • Von Hertzen H & Baird D(2006). Frequently asked questions about medical abortion. Contraception: 74(1):3-10.
  • Women's Health Care Physicians. Induced Abortion - ACOG. American College of Obstetricians and Gynecologists,May 2015. Web.

Adeegga Shuruucda

Ka hel oo ka istcmaal www.howtousetheabortionpill.org (hadda wixii ka danbeeya ka tixraac “Websayka”) iyo xogta, sawirada, qoraalka iyo muuqaalada, ay galiyeen Websaydkan mulkiilayaasha iyo shaqaalaha Websaydka (“inaga” ama “anaga”) waxaan u janjeernaa shuruucda soo socota, shuruudaha iyo ogaysiiska (“Adeegga Shuruucda”). Helidda xogta ku jirta Websaydkan, isticmaalaha (“adiga” ama “Isticmaalaha” mid uun) wuxuu ogolaan dhamaan Adeegga Shuruucda, maadaama oon u cusboonaysiino wakhti wakhti.

Websaydka looguma talo-galin in lagu badalo daryeelka ama talada caafimaad ee shakhsi, mana ahan in lagu kalsoonaado si uun. Waxaa lagugula talin inaad raadiso talo khabiir caafimaad oo la halmaasha arrimahaaga ama su’aalahaaga caafimaadka shakhsi.

Dadaal kasta oo la sameeyo in la hubiyo xogta ku jirta bogagga Websaydka inay sax tahay. Hase yeeshee, qoraalada waxay u janjeeraan in la badalo wakhti wakhti ogaysiin la’aan, qorayaashana waxay aqbali inuuna xil ka saarnayn saxnaanta ama dhamaan khaasnimada xogta lagu soo dhigay wakhti la bixiyay.

Wax xaalad ah ayadoon ku xirnayn dusha nalaga ma saari doonaa nooc kasta oo khasaare ah ama waxyeelo ka imaan karta, oy ka mid tahay dhaawac shakhsi ama dhimasho, ay keento isticmaalka Websaydkan ee qof kasta, qoraal kasta oo lagu qoray Websaydka, ama iswaydaarsiga u dhexeeya isticmaalayaasha Websaydka, ha ahaato onlayn ama oflayn.

Haddii muwaadiniin ku nool wadamo ilmo soo rididda ka tahay sharci darro go’aansadaan inay booqdaan Websaydka, masuul kama noqon doono isticmaal kasta ama khalad u isticmaalka xogta uu bixiyay Websaydkan. Haddii aad ku isticmaasho Websaydka meel ayna ahayn inaad si sharci ah ugu isticmaasho, waxaad samayn khatar kuu gooni ah. Waxaad masuul ka tahay adeecidda sharciyada hanaankaaga sharci.

Masuul kama nihin wixii cillado farsamo ah ama khaladaad la halmaala isticmaalka Websaydka, ama waxyeello kasta iyo dhaawacyo ay keento cillado ama khaladaad. Cilladahaas waxaa ku jiri kara, balse kuma xadidna: Guul darada dib dhaca xiriirka iimayl, netwoogga, seerfarada, booqashada badan ee interanetka, cilladaha qalabka iyo sooftiweerka, xatooyada ama cilladda aalado kasta.

Waa inaadan isku dayin inaad fara-gashato shaqada haboon ee Websaydka iyo, gaar ahaan, waa inaadan isku dayin dabo-maryenta amaanka, fara-farayn, xadid, ama haddii kale burburinta Websaydka ama wax nidaamka kombiyuutarka ah, seerfarka, rootarka ama aalad kale oo ku xiran internetka. Ma karno mana damaanad qaadayno in qoraal kasta oo websaydka ah uu xor ka noqon doono infakshin, fayras iyo/ama koodh kale oo leh waxyeelo ama waxyaabo burbur keena. Waxaad masuul ka tahay taabbo-galinta nidaamyada fiican iyo baaridda fayraska in lagu qanco shuruudahaaga khaaska ah ee amaanka iyo kalsooni galinta iyo la bixidda macluumaadka. Ma aqbalayno masuuliyadda khasaare kasta ama dalbashada ee galid la’aanta Websaydka.

Waxaad ogolaan inaad ilaaliso, caymiso, iyo anaga, iyo dhamaan maamullada, xubnaha, shaqaalaha, qandaraasleyda, iyo mutadawiciinta (si iskaashi ah, “Caymisyada”) waxyeelada iyo waxyaabaha kadhanka ku ah iyo dhamaan kharashaadka, lacag qaadid, ajuurada, qaamaha, dalabyada, ficilada ama sheegashada, masuuliyadaha iyo lacag bixinta ay ku jirto xadidaad la’aan, sharciga macquulka ah, xisaabaadka, ama ajuurada kale ee xirfadle, haddii uu keenay kali ama wada jir dad kale, taasoo waxyeelayn karta caymisyada, hayn, keenid ama loo baahdo in la bixiyo keenidda, ama keenid ficil kasta dartii, ku haboon, dacwaynta, baaridda ama dalbashada taasoo keeni karta, bilaabid, samayn, dacwad oogid ama handadid wax ka mid ah caymisyada si kastaba ku yimid ama haddii ay ku imaadaan sharciga, xaqsoor ama qaynuunka, xukunka ama sharciga dawladda ee hanaanka sharci, ka imaanaya ama la halmaala isticmaalkaaga Websaydka, oy ka mid tahay xogta ku sugan Websaydka, jabintaada Adeegga Shuruucdaan iyo/ama jabinta sharciyada khuseeya.

Websaydka waxaa ku jira lifaaqyo websaydyo kale. Lifaaqyada dibadda waxaa loo qoray oo kali ah kalsooni ahaan. Isticmaalkaaga lifaaqyada dibadda waa khasaarahaaga uun. Lifaaq kasta oo Websaydka ku jira ma abuuraan ayidaadda qayb kale, websaydkeeda, ama alaabadeeda ama adeegyada. Masuul kama nihin websaydyo kasta, adeegyo ama qalab kale ku lifaaqan ama ku jira Websaydka, waxaana diidaynaa dhamaan masuuliyadda dhaawac kasta oo kaa soo gaaray isticmaalidda qalabkaas.

Ma samaynayno wax damaanad ah ama wakiil xogtaas ku qoran Websaydka inay haboontahay ama loo adeegsan karo hanaan sharci oo kasta. Isticmaalidda Websaydka, waxaad ka tahay damiin iyo wakiil anaga in aad si sharci ah u qalintid inaad samayso iyo inaad samayso isticmaalka xogta la galiyay Websaydka.

Waxaad si cad u ogolaan in sharciga khaaska ah ee muran kasta ee anaga ama Websaydka, ama qaab kasta oo la halmaala isticmaalkaaga Websaydka, dagan maxkamadaha Kanada oo waxaad aad u ogolaan oo si cad u yeeli samaynta hanaanka sharci ee shakhsi maxkamadaha Kanada ee la xiriira wax muranka ah oy ka mid tahay dacwad kasta oo nagu lug leh ama Websaydka, ama wax ka mid ah waxyaabahanaga ama bahwadaagta, laamaha, shaqaalaha, qandaraasleyda, sargaalada, maamulada, xubnaha, shirkadaha taleefoonada, iyo shirkadaha qoraalada.

Haddii wax heshiis ah Adeegayada Shuruucdaan lagu arko inay khaldanyihiin maxkamad kasta leh hanaanka sharci, shaqayn la’aanta heshiiskan ma samayn doono shaqayn la’aanta heshiisyada haray ee Adeegga Shuruucdaan, taasoo ahaan doonta xoog buuxa iyo shaqayn. Dhaafidda Adeegyada Shuruucdaan looma arki doono wax badan ama lama sii wadayo dhaafidda ee sida weedha ama sharuuda ama wax kale oo ah weedha ama sharuuda.

Haddii aadan ku qanacsanayn Websaydkan ama wax qoraalka ah, ama wax ka mid ah Adeegga Shuruucdaan, daawadaada khaaska kuu ah waa in la joojiyaa helidda iyo isticmaalka Websaydka.

SIYAASADDA QARSOODIGA

www.howtousetheabortionpill.org (hadda wixii ka danbeeya ka tixraac “Websayka”) waa Websayd balan qaaday hubinta qarsoodiga iyo sirta Isticmaalayaashiisa. Waxaan samaynaa tan ayadoo la xaqiijin in Isticmaalayaasha heli karaan Websaydka ayadoo lagu buuxin wax xog shakhsi ah-oy ka mid yihiin magaca, ciwaanka goobta, ama ciwaanka iimaylka

Websaydka wuxuu aruurin karaa xogta iyo tirikoobka si iskaashi ku saabsan dhamaan Isticmaalayaasha ee Websaydkan, taasoo ay ku jiri karto isticmaalka kuukiyaas (cookies), kaasoo noo saamixi inaan daawano booqdayaasha Websaydka oo soo aruurin xogta guud ee kale ee Isticmaalayaasha Websaydka. Aruurinta xogta waxay naga caawin inaan hormarino Websaydkan. Lifaaqa xogta ee qaybaha kale waxay noqon doontaa qaab uruuris kumana lug lahaan doonto magac shakhsi ama xog kale oo qeexaysa shakhsi.

Haddii Isticmaaluhu go’aansado inuu la xiriiro dadka sameeyay Websaydka, xogta uu bixiyay Isticmaaluhu Websaydka si iskaa ah looguma soo dhajin doono ogolaansho la’aanta Isticmaalaha ee qaybta kale, haddii kale kooxda hagaajinta Websaydka ama shirkadaha adeegga ee kale kuwaas oo naga caawiya ka jawaabidda xiriirka, iyo haddii kale sida loogu baahanyahay sharciga khuseeya. Meesha Isticmaaluhu ogolaaday inuu na siiyo faafaahintooda, waxaan u isticmaali karnaa xogta ujeedada naloo siiiyay, sida in laga jawaabo su’aal, waxaanan bixin karnaa xog ayadoo la marinayo nidaamka xiriir ee isticmaaluhu door-bidayo. Ogaw in aanan damaanad qaadi karin amaanka iyo qarsoodiga xog kasta oo Isticmaalahu galiyay Websaydka, ama Websaydku kula xiriiray Isticmaalaha, iimayl ahaan. Isticmaalaha wuxuu qiri in xiriirka iimayl aan la ilaalin ee internetka uuna ahayn qarsoodi, wuxuu u janjeeraa falgal ama lumid iyo tirtirid. Masuul kama nihin masuulna kama noqon doono Isticmaalaha ama qof kale wax waxyeelo ah oo la xiriirta xiriir kasta oo iimayl oo u dhexeeya Isticmaalaha iyo Websaydka.

Marka www.howtousetheabortionpill.org bixiyo lifaaq websaydka kuwa kale, sida websaydyada waxay yeelan karaan siyaasado qarsoodi oo ka duwan kuwanaga. Siyaasaddan qarsoodiga ma dabakheyso websaydyadaas, siyaasadaha qarsoodi na ee websaydyadaas ma dabakhayaan www.howtousetheabortionpill.org. Waxaan kuu sheegaynaa in aad daalacato siyaasadaha qarsoodiga ee websayd kasta ood ka heli websaydkaas.

www.howtousetheabortionpill.org wuxuu soo dhawayn fikradahaaga ku saabsan Websaydka iyo siyaasadda Qarsoodiga. Haddii aad jeclaan lahayd inaad nala soo xiriirto su’aalo kasta ama faallooyin fadlan nala soo xiriir adoo adeegsanaya foomka Nala Soo Xiriir (Contact Us form).