Yaa isticmaali kara Kiniinada Ilmo iska soo Tuurista?

Waxaan ahay gabadh aad u weyn (ama aad u buuran), miyaan u baahnahay inaan isticmaalo kiniino badan?

Maya, isticmaal tirada isku midka ah ee kiniinka aanu kula talino qof walba. Diraasado ayaa muujiyey in guusha daawadu aaney hoos u dhigin dumarka culculus. Uma baahnid inaad qaadatid xadi ka duwan am ka badan kiniinka.


References

This website may require anonymous cookies and various third party services to function properly. You can read our Terms & Conditions and Privacy Policies. By continuing to use this site you are giving us your consent to do this.