Khilaafaadka Kiniinka Ilmo iska Tuurista

Duruufo noocee ah ayay tahay inaanan ku qaadan kiniinka ilmo iska soo tuurista guriga dhiexdiisa?

Waa inaadan isticmaalin kiniinka ilmo iska soo tuurista guriga dhexdiisa hadii aad aad uur leedahay wax ka badan 11 week; hadii aad aleerjig ku tahay mifepristone ama misoprostol; hadii aad leedahay xaalado caafimaad oo halis ah, sida dhiig xinjirowga; ama hadii aad aamin santahay ama og tahay in uurku ku samaysmay meel ka baxsan riximka ( uur dibadeed).


References

This website may require anonymous cookies and various third party services to function properly. You can read our Terms & Conditions and Privacy Policies. By continuing to use this site you are giving us your consent to do this.