Waxa jira laba ha boo macruuf ah oo ilmo xaaqis ah; 1) ilmo xaaqis dawo la adeegsado: Ilmo xaaqistani waxa la adeegsanayaa dawooyin si loo joojiyo uurka. Mararka qaar kalmadaha “ilmo xaaqista aan qaliinka ahayn” ama “ ilmo xaaqista kiniinka” ayaa sidoo kale la isticmaalaa. 2) Ilmo xaaqis qaliin ah: Nidaamka Ilmo xaaqista qaliinka ah, qof takhasusa ayaa soo faaruqin doona ilmo galeenka isagoo sii dhex maraya afaafka ilmo galeenka si uu u joojiyo uurka . Hababkani waxa ka mid ah in laga soo nuugo (MVA) oo la balaadhiyo lagana soo xaaqo (D &E).
References
This website may require anonymous cookies and various third party services to function properly. You can read our Terms & Conditions and Privacy Policies. By continuing to use this site you are giving us your consent to do this.