Noocyada Kiniinka Ilmo Iskasoo Tuurista iyo Isticmaalkooda

Waa maxay farqiga u dhaxeeya qaadashada misoprostol oo kaliya iyo qaadashada labadoodaba mifepristone and misoprostol?

Hadii la is raaciyo mifepristone iyo misoprostol ama misoprostol oo kaliya way shaqaynayaan. Si kastaba ha ahaatee, hadii aad heli karto oo aad tahli kartid adigu waa inay wada qaadashada mifepristone iyo misoprostol ay noqotaa muhiimadaada koobaad.


References

This website may require anonymous cookies and various third party services to function properly. You can read our Terms & Conditions and Privacy Policies. By continuing to use this site you are giving us your consent to do this.