Noocyada Kiniinka Ilmo Iskasoo Tuurista iyo Isticmaalkooda

Ma waxaan Misoprostol ka qaataa xubinta taranka dumarka mise afka?

Waxa jira laba hab oo loo isticmaalo misoprostol: inaad dhigtid kiniinka gudaha siilka ama carabka hoostiisa. Sida loo isticmaalayaa waxay sheegaysaa inaad adigu kaliya ku isticmaasho misoprostol carabka hoostiisa sababtoo ah way ka asturnaan badantahay. (Kiniinku si dhakhso ah ayuu u milmayaa kagamana tagayo wax raad ah jidhkaaga) wuuna ka khatar yar yahay dhinaca caabuqa.


References

This website may require anonymous cookies and various third party services to function properly. You can read our Terms & Conditions and Privacy Policies. By continuing to use this site you are giving us your consent to do this.