Noocyada Kiniinka Ilmo Iskasoo Tuurista iyo Isticmaalkooda

Maxaan ugu baahanahay inaad qaado misoprostol badan hadii aan horey u qaatay mifepristone?

Mifepristone iyo misoprostol wada jir ayaa loo isticmaalayaa waayo kiniinadu way is dhamaystirayaan midba midka kale. Dawadan la isticmaalayo misoprostol waxay kala fidinaysaa albaabka hore ee ilmo galeenka (afaafka ilmo galeenka) iyadoo sababta inuu ilmo galeenku isku soo ururo taasoo riixda uurka.


References

This website may require anonymous cookies and various third party services to function properly. You can read our Terms & Conditions and Privacy Policies. By continuing to use this site you are giving us your consent to do this.