Yaa isticmaali kara Kiniinada Ilmo iska soo Tuurista?

Sideen ilmo iskaga soo ridi karaa hadii aan qabo xaalada uurka ee ka baxsan ilmo galeenka?

Marka hore, waa inaad ogaataa in badi dumarku aan ka warheyn doonin xaalad ilaa ay mareen meshiinka ultrasound. Xaaladaha uurka ka baxsan ilmo galeenka lama sadaalin karo sidaa daradeed xataa wadamada ilmo iska ridku aanu sharci ahayn dumarku waxay helikaraan nidaam sharci si usoo af jaraan uurkan.


References

This website may require anonymous cookies and various third party services to function properly. You can read our Terms & Conditions and Privacy Policies. By continuing to use this site you are giving us your consent to do this.