Yaa isticmaali kara Kiniinada Ilmo iska soo Tuurista?

Miyuu kiniinka ilmo iska soo tuurku ka wax tar yaryahay hadii aan horey u isticmaali jirey?

Maya, uurkastaaba waa dhacdo gaar ah. Hadii aad horey u isticmaashey kiniinka ilmo iska tuurka, uma baahnid xadi badan hadii aad marlabaad u isticmaasho uurkale oo aanad rabin.


References

This website may require anonymous cookies and various third party services to function properly. You can read our Terms & Conditions and Privacy Policies. By continuing to use this site you are giving us your consent to do this.