Yaa isticmaali kara Kiniinada Ilmo iska soo Tuurista?

Ma isticmaali karaa kiniinka ilmo iskasoo tuurista hadii aan leeyahay HIV (Aydhis)?

Hadii aad la nooshahay aydhis, kaliya hubi inaad degan tahay, waxaad waadataa daawooyinka ka hortaga farayska, caafimaadkaaguna wuu wanaagsan yahay.


References

This website may require anonymous cookies and various third party services to function properly. You can read our Terms & Conditions and Privacy Policies. By continuing to use this site you are giving us your consent to do this.