Yaa isticmaali kara Kiniinada Ilmo iska soo Tuurista?

Miyaan qaada karaa daawada Misprostol inta aan naasnuujinayo ilamaha?

Hadii aad naasnuujineyso ilmaha, kiniinada misoborostol waxay ku sababi karaa shuban ilmaha. Si aad iskaga ilaaliso arintan, naasnuuji ilamaha , qaado kiniinka misoborostol ka dibna sug 4 saacadood ka hor intaanad naasnuujin ilmaha marlabaad.


References

This website may require anonymous cookies and various third party services to function properly. You can read our Terms & Conditions and Privacy Policies. By continuing to use this site you are giving us your consent to do this.