Su’aalaha lanaga Weydiiyo Badanaa Kiniinka Ilmo iska soo Tuurista

Yaa isticmaali kara Kiniinada Ilmo iska soo Tuurista?

    Maya, isticmaal tirada isku midka ah ee kiniinka aanu kula talino qof walba. Diraasado ayaa muujiyey in guusha daawadu aaney hoos u dhigin dumarka culculus. Uma baahnid inaad qaadatid xadi ka duwan am ka badan kiniinka.

    Uma baahnid inaad badasho xadiga ama tirada kiniinada hadii aad ogaato inaad leedahay uur mataano ah. Nidaam isku mid ah ayuunbaa loo isticmaalayaa uurka mataanaha.

    Maya, uurkastaaba waa dhacdo gaar ah. Hadii aad horey u isticmaashey kiniinka ilmo iska tuurka, uma baahnid xadi badan hadii aad marlabaad u isticmaasho uurkale oo aanad rabin.

    Hadii ilma galeenkaaga uu ku jiro qalabka ka hortaga uurku (tusaale, dunta ama dheecaanka uur diyaarinta IUD), waa in lagaa saaraa ka hor daawada ilmo iska tuurista.

    Hadii aad naasnuujineyso ilmaha, kiniinada misoborostol waxay ku sababi karaa shuban ilmaha. Si aad iskaga ilaaliso arintan, naasnuuji ilamaha , qaado kiniinka misoborostol ka dibna sug 4 saacadood ka hor intaanad naasnuujin ilmaha marlabaad.

    Hadii aad la nooshahay aydhis, kaliya hubi inaad degan tahay, waxaad waadataa daawooyinka ka hortaga farayska, caafimaadkaaguna wuu wanaagsan yahay.

    Haddii dhiig yari kugu dhacdo (heerarka birta ee dhiigga ku yar), caddee bixiye daryeel caafimaad oo aan ka badnayn 30 daqiiqo oo caawin kara haddii aad u baahato. Haddii aad dhiig la’aani ku jirto, la tasho dhakhtar intaadan isticmaalin kiniinka ilmo iska soo ridka.

    Maya, isticmaalka kiniinka ilmo iskasoo tuuristu ee horaanta uurku wax halisa malaha xataa hadii horey laguugu qalay dhalmo.

    Ma jiro wax xidhiidha ka dhexeeya daawada maayfbiristoon iyo xanuun ilmuhu kusoo dhasho. Si kastaba ahaatee, misoborostol ma sababto heerka korodhka ee xanuunada ku dhalashada. Hadii aad qaadato misoborostol walina aad uur leedahay ka dib qaadashada kiniinka, waxa suurto gal ah si caadi ah iskaga dhaleyso ka hor muda dhalmada. Hadii aanad lahayn dhalmada mudadeeda kazoo hor marta oo aad uurka leedahay ilaa wakhtigiisa, khatarta ilmaha xanuunka ku dhalan karaa waxay kordheysaa 1% (hal ilmo boqokii ilmaba).

    Maya, maaha caadi (amaan) inaad isticmaasho kiniinka ilmo iska tuurista hadii aad ogtahay inaad khatar ugu jirto xaalada uurka meel ka baxsan ilmo galeenka.Maxaa yeeley waxaad gashay qaliin, waxaanu ogahay inaad nabaro ku leedahay tuubooyinka falooyinka. Taasi waa sababta uurkaagii ugu danbeeyey uu u noqdey mid ah xaalada ilmuhu ku sameyso meel ka baxsan ilmo galeenka. Tuubooyinka falobiyaanku waa meesha ukunta dhedig lagula bacrimiyo biyaha labka. Uurku wuxuu bilaabaa inuu koro oo uu dul maro tuubka ilmo galeenka. Hadii tuubkaagu nabar leeyahay, uurka hore wuxuu ku xanibmi karaa tuyuubka. Marka uu uurku koro, wuxuu sababi karaa in tuyuubku uu furmo. Hadii uu tuyuubku furmo, tani waxay ku sababi kartaa gudaha dhiig bax faro badan, taasi oo khatar nolosha ku ah. Waxaad khatar ugu jirtaa xalaad kale oo ilmuhu ku sameyso meel ka baxsan ilmo galeenka. Waa inaanad iskaa u isticmaalin kiniinada ilmo iskasoo ridka ilaa bixiye daryeele caafimaad uu hubo in uurku ku jiro ilmo galeenka, ee aanu ku jirin tuyuubka.

    Marka hore, waa inaad ogaataa in badi dumarku aan ka warheyn doonin xaalad ilaa ay mareen meshiinka ultrasound. Xaaladaha uurka ka baxsan ilmo galeenka lama sadaalin karo sidaa daradeed xataa wadamada ilmo iska ridku aanu sharci ahayn dumarku waxay helikaraan nidaam sharci si usoo af jaraan uurkan.

Noocyada Kiniinka Ilmo Iskasoo Tuurista iyo Isticmaalkooda

    Waxa jira labo nooc oo kiniinada ilmo iska saarista ah, midkastaana wuxuu leeyahay nidaam gaara oo isticmaal. Maayfbiriston wuxuu xidhaa dheecaanada loogu baahan yahay uurku inuu ku koro, halka waxyaabah lagu istcmaalo maysoborostol ay u shaqeyso iyadoo dabcineysa fureysana hareerta ilmo galeenka (albaabka ilmo galeenka) kuna sababeysa ilmo galeenka inuu ururo, taasi oo soo saareysa uurka.

    Misoprostol waxay sababtaa in ilmo galeenku ururo iyo in uurku soo baxo.

    Mifepristone waxay xanibtaa dheecaanka loogu baahan yahay uurku inuu ku horumaro.

    Haa, si bad qabta ayaad ugu isticmaali kartaa misoprostol guriga. Markaad qaadato kiniinada misoprostol, isku day inaad hubiso inaad joogto goob (sida gurigaaga) halkaasi oo aad ku asturan tahay jiifsana karto saacado kooban ka dib markaad qaadato kiniinada. Inaad haysato qof kula jooga kuna daryeela shah kulul ama waxaad cunto kuu keenaa waa mid aad wax tar u leh.

    Ha cabin hana cunin waxba muddo 30 daqiiqo si aad ugu ogolaato Misoprostol inay milanto. Ka dib markay 30 daqiiqo dhamaadaan waad cabi kartaa biyo si aad ugu liqdo hadhaaga kiniinka, guud ahaana, in alla intii aad u baahantahay biyo waad cabi kartaa ilaa aad oon baxaysid.

    Haa, wad cabi kartaa biyo si aad u liqdo mifepristone.

    Ma waxaan Misoprostol ka qaataa xubinta taranka dumarka mise afka?

    Hadii la is raaciyo mifepristone iyo misoprostol ama misoprostol oo kaliya way shaqaynayaan. Si kastaba ha ahaatee, hadii aad heli karto oo aad tahli kartid adigu waa inay wada qaadashada mifepristone iyo misoprostol ay noqotaa muhiimadaada koobaad.

    Boqolkii kasta ee dumar ah 98 ka mid ah ayaa dhicin lahaa hadii la isticmaalo mifepristone iyo misoprostone. Ku dhawaad 95 dumar ah ayaa boqolkii kasta dhicin lahaa hadii misoprostone oo klaiya la isticmaalo.

    Mifepristone iyo misoprostol wada jir ayaa loo isticmaalayaa waayo kiniinadu way is dhamaystirayaan midba midka kale. Dawadan la isticmaalayo misoprostol waxay kala fidinaysaa albaabka hore ee ilmo galeenka (afaafka ilmo galeenka) iyadoo sababta inuu ilmo galeenku isku soo ururo taasoo riixda uurka.

    Hadii aad ku isticmaashid kiniinka misoprostol carabka hoostiisa , qofna ma sheegi karo inaad isticmaashay kiniinka ilmo soo tuurista, hadii aabad liqayso wax kasta 30 daqiiqo ka dib. Hadii qof ku waydiiyo waxaad odhan kartaa inaad si dabiici ah u dhicisay. Hadii aad ku isticmaasho misoprostol dhinaca siilka, waxaa laga yaabaa in dahaadhka kiniinku si dhamaystiran u milmin maalin ama laba maalmood gudahood. Hadii aad u baahato inaad hesho gar gaar caafimaad 48 saacadood ka dib markii aad qaadatay misoprostol xaga siilka, dhakhtarku waxa laga yaabaa inuu arko dahaadhkii cadaa ee kiniinka oo siilkaaga ku jira. Tani waa sababta ay warqada isticmaalka isticmaalka kiniinku ay u soo jeedisay in lagu isticmaalo misoprostol carabka hoostiisa oo aan lagu isticmaalin gudaha siilka.

Khilaafaadka Kiniinka Ilmo iska Tuurista

    Waa inaadan isticmaalin kiniinka ilmo iska soo tuurista guriga dhexdiisa hadii aad aad uur leedahay wax ka badan 13 week; hadii aad aleerjig ku tahay mifepristone ama misoprostol; hadii aad leedahay xaalado caafimaad oo halis ah, sida dhiig xinjirowga; ama hadii aad aamin santahay ama og tahay in uurku ku samaysmay meel ka baxsan riximka ( uur dibadeed).

Saamaynta iyo dhibaatooyinka kiniinka ilmo soo tuurista

    Dumarka qaar, xanuunku waa xoog- aadna way uga xanuun badan tahay xataa casiraada caadada ( hadii aad leedahay casiraad caado) dhiig baxuna wuu ka badan yahay ka xiliga caadada. Waxa laga yaabaa inay kaa soo baxaan guntimo dhiig ah oo leeg liinta saacadaha hore ka dib markaad qaadato misoprostol. Dumarka kale, casiraadu waa dhex dhexaad dhiig buxuna waa sida ka xiliga caadada.

    Raadso caawimo caafimaad hadii aanad dhiigbixin ama aad leedahay dhiig bax yar oo ay raacdo casiraad aad ah ( gaar ahaan garabka midigta) kaasoo aanay ibuprofen bogsiinaynin. Tani waa calaamad in ilmuhu ku samaysmay meel ka baxsan ilmo galeenka ( uur ka baxsan ilmo galeenka). Inkastooy tani tahay mid hif ah, hadana waxay noqon kartaa halis. Sidoo kale waxaad la xidhiidhi kartaa saaxiibadayo halkan www.safe2choose.org si aad ula xidhiidho la taliye tababaran oo dhinaca ilmo soo tuurista ah hadii aad ka war warsan tahay inay ilmo soo tuurstaadu tahay mid guuldaraysatay.

    Raadso kaalmo caafimaad hadii aad qoyso laba xafaayadood oo caadi ah saacadiiba laba saacadood oo isku xiga ka dib markii aad u malaysay in aad dhaaftay uurkii. Qoyidu waxay tahay micnaheedu in xafaayadu gabi ahaanba ka buuxsamay dhiig xaga hore iyo xaga danbe, dhinac ilaa dhinac iyo dhex ilaa dhex.

    Qaado 3-4 kiniin ( 200mg) 6-8 saacadood oo kasta si aad yarayso xanuunkaaga. Xasuusnoow inaad sidoo kale isticmaali kartid ibuprofen ka hor intaadan isticmaalin misoprostol.

    Ka dib markay misoprostol milanto, waxbaad cuni kartaa sidaad jeceshahay. Cunto qalalan ( tusaale. Buskud ama roodhi) waxa laga yaabaa inay kaa caawiso yalaalugada, halka khudrada cagaaran, beedka iyo hilibka cas ay kaa caawin karaan inay dib kuugu soo celiyaan macadanihii aad lumisay intii aad ku jirtay ilmo soo tuurista.

    Ka dib markay misoprostal milanto, waad cabi kartaa cabitaan kasta oo aad jeceshahay (marka laga reebo khamirga Alkoosha)

    Khamriga waa in laga fogaado inta lagu guda jiro dawaynta si looga hortago saamaynta habsamida dawada. Alkooshu waxay sidoo kale keeni kartaa xaaladaha qaar dhiig bax xad dhaaf ah dhinaca ilmo galeenka waxayna hoos u dhigi kartaa waxtarka dawooyin kale oo la qaatay si loo yareeyo xanuunka iyo caabuqa ( dumarka la tacaalaya dhibaatooyinkaa). Guud ahaan, waxa lagugula talinayaa inaad ka fogaato isticmaalka alkoosha ilaa inta aad xaqiijinayso in ilmo soo tuuristaadu ay dhan tahay oo aad dareemayso caafimaad wanaagsan.

    Dumarka badankooda waxay soo tuuraan uurka 4-5 saac gudahood waxayna caadi ku noqdaan mudo 24 saac gudahood ah. Waa iska caadi inaad sii aragto dhiigbax yar oo sahlan iyo calaamado ilaa iyo xiligaaga xiga ee 3-4 wiig gudahood.

    Waa iska caadi inaad dareento xanuun caloosha ah, shuban, dhaxan iyo sida inaad leedahay xumad intaad ku jirto wakhtigan. Waxa lagu soo waramaa dumarka badankooda inay og yihiin markay soo tuureen uurka sababtoo ah dhiigbaxu wuu sii yaraadaa waxaanay bilaabaan inay fiicnaan aad ah dareemaan.

    Dumarka qaar ayaa laga yaabaa inay u baahanyihiin nidaam qaliin hadii ay wali uur leeyihiin ka dib markii ay qaadatay kiniinka. Ogow! Dawaynta ilmo soo tuurista aan dhamayska tirnayn meel kasta waa laga heli karaa aduunka. Waxaad xaq u leedahay adeegan, xataa hadii sharciyan ilmo soo tuuristu ay xanibantahay wadankaaga.

Ilmo iska soo ridid ​​Caafimaad iyo Taranka mustaqbalka

    Uur ayaad yeelan kartaa mar labaad isla sided cisho ka dib ilmo xaaqista. Hadii aad galmo samaynayso waa inaad isticmaashaa walxaha uurka joojiya si aad uga hor tagto uur kasta oo ku talagal ahayn.

    May, kiniinka ilmo xaaqistu ma sababayo cilado dhalasho uurka mustaqbalka.

    May, inaad ilmo ku xaaqdo kinin wax adkayn doonto inaad uur yeelato mustaqbalka.

Su’aalaha Kale ee Ilmaha Laga Soo rido

    Hababka ilmo xaaqista waa inaan lagu khaldin hababka ka hor tagida uurka (habka ka hortaga uurka, eey ka mid tahay ka hortagida uurka ee deg dega ah). Hababka ka hortagida uurku waxay u shaqeeyaan iyagoo joojinaya bacriminta ( soo daynta ugxanta) ama joojinta ugxanta iyo manida raga inay kulmaan. Hababka ka hor tagida uurka, sida uur ka hor tagida deg dega ah looma isticmaali karo in lagu joojiyo ama lagu wax yeeleeyo uur hore u abuurmay. Waxaad booqan kartaa www.findmymethod.org si aad wax badan uga ogaato ka hababka ka hortaga uurka.

    Kiniiada ka hor tagista uurka deg dega ah ( ECPs) waa amaan waana habka ugu haboon ee ka hortaga uurka ka dib galmo aan ilaashanayn. Waxay u shaqeeyaan iyagoo ka hortagaya bacriminta ( soo daynta ugxanta) ama iyaga oo ka joojinaya ugxanta iyo manida inay kulmaan. ECPs way ka duwan yihiin ilmo xaaqista dhakhtar qoray. ( oo ay ka mid tahay mifepristone iyo misoprostol). Labadan dawooyinba waxay leeyihiin muhiimad aad ah dhinaca taranka ee dumarka aduunka.

    Waxa jira laba ha boo macruuf ah oo ilmo xaaqis ah;
    1) ilmo xaaqis dawo la adeegsado: Ilmo xaaqistani waxa la adeegsanayaa dawooyin si loo joojiyo uurka. Mararka qaar kalmadaha “ilmo xaaqista aan qaliinka ahayn” ama “ ilmo xaaqista kiniinka” ayaa sidoo kale la isticmaalaa.

    2) Ilmo xaaqis qaliin ah: Nidaamka Ilmo xaaqista qaliinka ah, qof takhasusa ayaa soo faaruqin doona ilmo galeenka isagoo sii dhex maraya afaafka ilmo galeenka si uu u joojiyo uurka . Hababkani waxa ka mid ah in laga soo nuugo (MVA) oo la balaadhiyo lagana soo xaaqo (D &E).

    Waxaad la soo xidhiidhi kartaa kooxdayada si aad u hesho macluumaad dheeri ah halkani info@howtouseabortionpill.org.

HowToUseAbortionPill.org waxay ku xiran tahay urur diiwaangashan oo saldhiggiisu yahay Mareykanka kuna saleysan 501c (3) oo aan macaash doon ahayn.
HowToUseAbortionPill.org waxay bixisaa waxyaabo loogu talagalay ujeeddooyin macluumaad oo keliya aana ku xirnayn urur caafimaad.