Dawooyinka Ilmo Iska Soo Ridka Ee Goobaha Gargaarka Bina-Aadamnimada

Koorsadan onlaynka ah waxaa loogu talagalay iyada oo ujeedkeedu tahay kordhinta aqoonta ku saabsan iyo helitaanka ilmo iska soo rididda (ama ilmo iska soo ridka la isticmaalo kaniiniyada) goobaha bani’aadamnimada. Macluumaadka aad ku baran doonto koorsadan, waxaad ka caawin kartaa inaad hubiso in ilma iska soo rididda kiniiniga ahi ay tahay mid badqabto, la heli karo, oo ammaan ah. Koorsadan waxaa lagu soo saaray iskaashi u dhexeeya Médecins Sans Frontières iyo www.HowToUseAbortionPill.org

HowToUseAbortionPill.org waxay ku xiran tahay urur diiwaangashan oo saldhiggiisu yahay Mareykanka kuna saleysan 501c (3) oo aan macaash doon ahayn.
HowToUseAbortionPill.org waxay bixisaa waxyaabo loogu talagalay ujeeddooyin macluumaad oo keliya aana ku xirnayn urur caafimaad.

Waxaa xoojiyay Women First Digital